Wasiirka Maaliyada Oo eryey Masuuliyiin Ka mid ah Kastamyada Berbera iyo Kalabaydh, Kuna BAdalay Qaar Cusub-:
Stockholm Sweden (UCIDMEDIA)--Go’aanka uu xilka kaga qaaday Mas’uuliyiintii Kastamada Kala-baydh iyo Berbera oo uu lasoo saaray shalay waxa u kala diray Mas’uuliyiinta ay khusayso waxaanu faray in mas’uuliyiinta cusubi isla maanta xilka la wareegaan.”.
Thursday ,August, 05, 2010
|
Xukumadda Siilaanyo oo Durba Jabisay Qoddobo Dastuurri ah iyo Wasiirada oo ku Qamaamay Wasaaradaha-:
Stockholm Sweden (UCIDMEDIA)--“Waxaanan xukuumadda cusub iyo xafiisyada dawladdaba xusuusinayaa Maababka (Khariiradaha) Somaliland ee inoo sudhan (Xafiisyada) wax baa ka qaldan, waxaa ka qaldanna waxa weeye, Xuduuddeena barigu waxay ku egtahay Loonka 49aad, kaas ayaa u ah xuduud oo shuruucda Adduunkana ka dhex muuqda. Waxaan leeyahay, Maababkaas oo ay inta badan samaysay qolada Qaramada Midoobay wax baa ka qaldan ee waxaan Xukuumadda cusub leeyahay, ha lala jaan-qaado oo ha la saxo Maabka”.
Tuesday,August, 03, 2010
|
|
Xukumadda Siilaanyo oo Durba Jabisay Qoddobo Dastuurri ah iyo Wasiirada oo ku Qamaamay Wasaaradaha-:
Stockholm Sweden (UCIDMEDIA)--Faqradiisa saddexaadna waxay dhigaysaa “(30) soddon maalmood gudahood marka Golaha Wakiiladdu ansixiyaan magacaabida Wasiir ama Wasiir ku-xigeen waxa xilka u dhaarinaya Guddoomiyaha Maxkammada sare iyada oo uu goob-joog yahay Madaxweynaha ama ku-xigeenka Maxweynaha haddii uu Madaxweynuhu ka maqan yahay dalka ama uu buko”.
Sunday, August, 01, 2010
|
Shir Jaraa’id oo uu qabtay Siyaasi ka soo jeeda Goboladan Awdal/Salal Mudaharaadkii ka Dib-:
Stockholm Sweden (UCIDMEDIA)--Hadaba mudaharaadkii ka dib ayaa waxaa shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa Siyaasiga Axmed Mu’min Seed oo ka soo jeeda goboladan Awdal/Salal,kana mid ah Xisbiga Mucaaradka Ah ee UCID.,
Friday, July 30, 2010
|
Mudaharaad lagaga soo horjeeda Xukuumada Cusub ee uu soo dhisay Siilaanyo oo ka dhacay Borama + Sawiro-:
Stockholm Sweden (UCIDMEDIA)--Mudaharaad lagaga soo horjeeda saami qaybsiga Xukumaada ayaa saaka ka dhacay Magaalada Borama Xaafado ka mid ah,Mudaharaadkan ayaa waxaa uu ahaa mid iskii iskaga Bilaabmay, dadka mudaharaadayayna ,waxa ay u badnaayeen Dumar iyo dhalinyaro, Kuwaas oo ku dhawaaqayay raali kama nihi sida waasiirada loo qaybiyay,Cadaalad ayaan rabnaa,
Friday, July 30, 2010
|
Magaalada Hargeysa gaar ahaan Xaafada Isha Borama oo maalintii Labaad ka dhaceen Mudaharaad lagaga Soo horjeedo Xukuumada Cusub iyo Ciidamo Badan oo la geeyey-:
Stockholm Sweden (UCIDMEDIA)--Magaalada Hargeysa ayay maalintii labaad Xaafada Isha Boorama uu ka dhacay Mudaharaad lagaga soo horjeedo Xukuumada Cusub ee uu soo dhisay M/weyne Siilaanyo mudaharaadkaas oo ay dhigayaan Dadweynaha Xaafada Degan Gaar ahaan Dhalinyaro Iyo Haween Dad u badan oo ka soo jeeda Beesha Ayuub Sh.Isaxaaq.
Friday, July 30, 2010
|
Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Doortay Oo Maanta Si Rasmi Ah Loogu Dhaariyey Madaxweynenimada JSL Dhageyso + Sawiro -:
Stockholm Sweden (UCIDMEDIA)--Madaxweynaha cusub ee Somaliland loo soo doortay iyo ku xigeenkiisa Md Axmed Maxamed Silaanyo iyo Cabdiraxmaan Ismaciil [Saylici] ayaa maanta si rasmi ah loogu dhaariyey xilalka madaxweynaha iyo ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland.
Xafladda dhaarinta oo lagu qabtay Madaxtooyada Somaliland, ayaa waxa ka soo qayb-galay Shirgudoonka Golahaaysah Baarlamanka Somaliland, Wufuud kala duwan oo kala socotay waddamada Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya, Xildhibaano, Salaadiin, Komishanka doorashoyinka, Awbaano, Culimo aw diin, Aqoonyahano, siyaasiyiin iyo martisharaf kale oo aad u tiro badnaa.
Monday, July 26, 2010
|
Warbixin ay soo saareen Shirgudoonka Golaha Wakiilada JSL Kalfadhigoodii 11aad
Stockholm Sweden (UCIDMEDIA)--Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland ayaa soo saaray Qoraal ay kaga hadalayaan Kalfadhigoodii 11 aad ee qabsoomay intii u dhaxaysay
Monday, July 26, 2010
|
Diyaar-garawga Munaasibadda Berrito lagu dhaarinayo, xilkana uu kula Wareegayo
Madaxweynaha la doortay ee Somaliland oo si weyn
Hargeysa looga dareemayo Stockholm Sweden (UCIDMEDIA)--Guddiga qaban-qaabada Xafladda ay xilka kulak ala wareegayaan Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Madaxweynaha talada sii hayey Daahir Rayaale, ayaa maanta bilaabay qaybinta kaadhadhka lagu macsuumayo Masuuliyiinta iyo marti-sharafta loogu talagalay inay ka qaybgalaan Xafladdaasi oo Berri ka dhici doonta xarunta Madaxtooyada Somaliland ee magaalada Hargeysa
Monday, July 26, 2010
|
Xildhibaanada Golaha Guurtida oo si weyn uga Qaliyey Qodobka Afraad ee Ajandaha Kalfadhigooda.
Stockholm Sweden (UCIDMEDIA)--Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa si weyn
uga biyo diiday Qodobka Afraad ee Ajandaha Kalfadhigooda 41-aad ee
todobaadkii hore u furmay, Qodobkan oo la xidhiidha in la qabto kulamo
kala duwan oo ku saabsan xog ururinta xeerkii lagu soo dooran lahaa Golaha Guurtida.
Fadhigii shalay oo ay madasha ka soo xaadireen 50 Xildhibaan
Monday, July 26, 2010
|
Maxaabiis ka baxsatay Xabsiga Magaalada Laascaanood.
Stockholm Sweden (UCIDMEDIA)--Taliyaha ayaa Cadeeyay in laba ka midda
Maxaabista Baxsatay ay ku Eedaysanaayeen inay xidhiidh la leeyihiin Qar
axyaddii ka dhacay magaaladda Laas-Caanood, wuxuu kala Taliyuhu intaa
ku daray in Askarigii Waardiyanta ee Xiligaasina uu Raacay Maxaabistan
Baxsaday , Isle markaana la garanayn
Sunday,July 25, 2010
|