Personal information:
Magaca: Ahmed Abdi Said Muse
Degan : Hargeysa - Somaliland.
Tel:0025e MobF:002522
XAALADDA SHAKHSI: XAAS
TAARIIKH DHALASHO:1952
GOOB DHALASHO: Boorame- Gobolka Awdal- SOMALILAND
DHALASho :SOMALILANDER-
EDUCATION AND COURSES:
Dugsiga hose boorame
1960-1963
Dugsiga dhexe e amuud
1964-1967
Dugsiga sare muqdisho
1967-1970
Kuliyada cilmiga siyaasadda ruushka
ee moosko 1973-1974
Saddexbilood siminaar waxbarasho
dalka bulgaariya sofia 1977
Hal sano waxbarasho maamulka iyo
maareynta dugsiga boolska muqdisho SIDAN ayaana durusta bixineysay
Jop Experience:
Macallin dugsiga hoose ee calawla 1970-1971.