Ogeysiis , ogeysiis, ogeysiis,
Waxaan la ogeysiinayaa jaaliyada Reer Somaliland ee ku nool magalada Bristol ee dalka Engiriiska in ay shir ku qabanayaan magaladaas, madaxda Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka ee Somaliland (UCID) oo uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Xisbiga Eng. Faysal Cali Waraabe.
JAMHUURIYADA SOMALILAND
REPUBLIC OF SOMALILAND
| |