Waa Shirkada xawaalada Dahab shiil oo aad uga barateen dhamaantiin shaqo hufan iyo adeeg degdeg ah iyo weliba amaano


Dhamaan waxan ogeysiinaynaa macaamiishayada sharafta leh ee ku sugan dalkan Sweden gaar ahaan magalaadan Stockholm  iyo nawaaxigeeda in aanu ka soo gurney xafiiskii hore  ee aad nagu taqaanen  una gurney centerka rinkeby albabka labaad ee laga baxo marka tareenka laga dhaadhaco, hadaba laantan oo ah laanta maxamuud sh ibraahim ha mooganin in aad mar wakhtigaaga ka mid ah  nagu soo booqato xafiiskan oo ah mid casri ah iyada oo waliba aanu kuugu darney xawaaladii in aanu kaadhadhka  telephonada kaaga iibino aqalkaaga adiga oo jooga.

Rinkeby torget 1 nb 16373 spanga
Tel 08-58548218
Mobile 0737229407
Mobile 0736497621
 

Maamulaha shariikada qayabta Stocholm
Maxamuud sh ibraahim

EMAIL DAHABSHIILSTHLM@HOTMAIL.COM