Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inaanu guddoomiye ku xigeenka Golaha Guurtida Md. Sheekh Axmed Nuux, xaq u lahayn tallaabada uu ku bedelay guddigii joogtada ee Golahaas



JAMHUURIYADA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND