UCID PARTY


 

 

 

                   

 

 
VIDEO video:Guji halkan Si aad daawatoEng Faysal Cali Waraabe oo magaalada Ceerigaabo kaga Taageero Batay Madaxweyne Rayaale. Maqal iyo muuqaal.

 

VIDEO + video:Guji halkan Si aad daawato Taagerayaasha xisbiga UCID oo si weyn isugu soo baxay saaka iyo Dareenka shacabka ee dhinaca amniga. Maqal iyo muuqaal.

 
 VIDEO + Sawiro: UCID oo Olole Balaadhan ka Sameeyey Berbera kana Nixiyey Xisbiyada Kale

 
 VIDEO + :WACDIRIHII GOOBTA CEERIGAABO
 
 

VIDEO :MUSHARAXA MADAXWEYNE KUXIGEEN EE UCID DR MAXAMED RASHIID OO BORAME KA HADLAY IYO WACDIRIHII GOOBTA

 

 VIDEOWacdarihii kadhacay Gobolka sool

 
 
 
 
 
 
 Articles                                                      WARARKII UGU DAMBEEYAY / THE LATEST NEWSES
Somali asylum seeker family given £2m house..after complaining 5-bed London. Mr Nur, 42, an unemployed bus conductor, and his 40-year-old wife, who has never worked, are now living in Kensington despite the fact that they are totally dependent on state benefits. They live close to celebrities, including artist Lucian Freud, singer Damon Albarn and designer Stella McCartney, and their home is just minutes from the fashionable Kensi ngton Place restaurant which was a favourite haunt of the late Princess Diana.
Saturday, July 11, 2010

MA HUNGOOWDO DAACADI!!!!!!!!!!W/q:ABDI-SHOTALY, In aynu ilaahay ku shukri naqanaa waa waajib oo aynu qiimayno jidka toosan oo uu inagu hagaajiyey kuna xamdinaa garashada uu inagu beeray
Monday, July 26, 2010

. 
 
 
Wasiirka Maaliyada Oo eryey Masuuliyiin Ka mid ah Kastamyada Berbera iyo Kalabaydh, Kuna BAdalay Qaar Cusub-: Stockholm Sweden (UCIDMEDIA)--Go’aanka uu xilka kaga qaaday Mas’uuliyiintii Kastamada Kala-baydh iyo Berbera oo uu lasoo saaray shalay waxa u kala diray Mas’uuliyiinta ay khusayso waxaanu faray in mas’uuliyiinta cusubi isla maanta xilka la wareegaan.”.
Thursday ,August, 05, 2010

Xukumadda Siilaanyo oo Durba Jabisay Qoddobo Dastuurri ah iyo Wasiirada oo ku Qamaamay Wasaaradaha-: Stockholm Sweden (UCIDMEDIA)--“Waxaanan xukuumadda cusub iyo xafiisyada dawladdaba xusuusinayaa Maababka (Khariiradaha) Somaliland ee inoo sudhan (Xafiisyada) wax baa ka qaldan, waxaa ka qaldanna waxa weeye, Xuduuddeena barigu waxay ku egtahay Loonka 49aad, kaas ayaa u ah xuduud oo shuruucda Adduunkana ka dhex muuqda. Waxaan leeyahay, Maababkaas oo ay inta badan samaysay qolada Qaramada Midoobay wax baa ka qaldan ee waxaan Xukuumadda cusub leeyahay, ha lala jaan-qaado oo ha la saxo Maabka”.
Tuesday,August, 03, 2010

Xukumadda Siilaanyo oo Durba Jabisay Qoddobo Dastuurri ah iyo Wasiirada oo ku Qamaamay Wasaaradaha-: Stockholm Sweden (UCIDMEDIA)--Faqradiisa saddexaadna waxay dhigaysaa “(30) soddon maalmood gudahood marka Golaha Wakiiladdu ansixiyaan magacaabida Wasiir ama Wasiir ku-xigeen waxa xilka u dhaarinaya Guddoomiyaha Maxkammada sare iyada oo uu goob-joog yahay Madaxweynaha ama ku-xigeenka Maxweynaha haddii uu Madaxweynuhu ka maqan yahay dalka ama uu buko”.
Sunday, August, 01, 2010

Shir Jaraa’id oo uu qabtay Siyaasi ka soo jeeda Goboladan Awdal/Salal Mudaharaadkii ka Dib-: Stockholm Sweden (UCIDMEDIA)--Hadaba mudaharaadkii ka dib ayaa waxaa shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa Siyaasiga Axmed Mu’min Seed oo ka soo jeeda goboladan Awdal/Salal,kana mid ah Xisbiga Mucaaradka Ah ee UCID.,
Friday, July 30, 2010

Mudaharaad lagaga soo horjeeda Xukuumada Cusub ee uu soo dhisay Siilaanyo oo ka dhacay Borama + Sawiro-: Stockholm Sweden (UCIDMEDIA)--Mudaharaad lagaga soo horjeeda saami qaybsiga Xukumaada ayaa saaka ka dhacay Magaalada Borama Xaafado ka mid ah,Mudaharaadkan ayaa waxaa uu ahaa mid iskii iskaga Bilaabmay, dadka mudaharaadayayna ,waxa ay u badnaayeen Dumar iyo dhalinyaro, Kuwaas oo ku dhawaaqayay raali kama nihi sida waasiirada loo qaybiyay,Cadaalad ayaan rabnaa,
Friday, July 30, 2010

Magaalada Hargeysa gaar ahaan Xaafada Isha Borama oo maalintii Labaad ka dhaceen Mudaharaad lagaga Soo horjeedo Xukuumada Cusub iyo Ciidamo Badan oo la geeyey-: Stockholm Sweden (UCIDMEDIA)--Magaalada Hargeysa ayay maalintii labaad Xaafada Isha Boorama uu ka dhacay Mudaharaad lagaga soo horjeedo Xukuumada Cusub ee uu soo dhisay M/weyne Siilaanyo mudaharaadkaas oo ay dhigayaan Dadweynaha Xaafada Degan Gaar ahaan Dhalinyaro Iyo Haween Dad u badan oo ka soo jeeda Beesha Ayuub Sh.Isaxaaq.
Friday, July 30, 2010

Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Doortay Oo Maanta Si Rasmi Ah Loogu Dhaariyey Madaxweynenimada JSL Dhageyso + Sawiro -: Stockholm Sweden (UCIDMEDIA)--Madaxweynaha cusub ee Somaliland loo soo doortay iyo ku xigeenkiisa Md Axmed Maxamed Silaanyo iyo Cabdiraxmaan Ismaciil [Saylici] ayaa maanta si rasmi ah loogu dhaariyey xilalka madaxweynaha iyo ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland. Xafladda dhaarinta oo lagu qabtay Madaxtooyada Somaliland, ayaa waxa ka soo qayb-galay Shirgudoonka Golahaaysah Baarlamanka Somaliland, Wufuud kala duwan oo kala socotay waddamada Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya, Xildhibaano, Salaadiin, Komishanka doorashoyinka, Awbaano, Culimo aw diin, Aqoonyahano, siyaasiyiin iyo martisharaf kale oo aad u tiro badnaa.
Monday, July 26, 2010

Warbixin ay soo saareen Shirgudoonka Golaha Wakiilada JSL Kalfadhigoodii 11aad Stockholm Sweden (UCIDMEDIA)--Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland ayaa soo saaray Qoraal ay kaga hadalayaan Kalfadhigoodii 11 aad ee qabsoomay intii u dhaxaysay
Monday, July 26, 2010

Diyaar-garawga Munaasibadda Berrito lagu dhaarinayo, xilkana uu kula Wareegayo Madaxweynaha la doortay ee Somaliland oo si weyn Hargeysa looga dareemayo Stockholm Sweden (UCIDMEDIA)--Guddiga qaban-qaabada Xafladda ay xilka kulak ala wareegayaan Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Madaxweynaha talada sii hayey Daahir Rayaale, ayaa maanta bilaabay qaybinta kaadhadhka lagu macsuumayo Masuuliyiinta iyo marti-sharafta loogu talagalay inay ka qaybgalaan Xafladdaasi oo Berri ka dhici doonta xarunta Madaxtooyada Somaliland ee magaalada Hargeysa
Monday, July 26, 2010

Xildhibaanada Golaha Guurtida oo si weyn uga Qaliyey Qodobka Afraad ee Ajandaha Kalfadhigooda. Stockholm Sweden (UCIDMEDIA)--Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa si weyn uga biyo diiday Qodobka Afraad ee Ajandaha Kalfadhigooda 41-aad ee todobaadkii hore u furmay, Qodobkan oo la xidhiidha in la qabto kulamo kala duwan oo ku saabsan xog ururinta xeerkii lagu soo dooran lahaa Golaha Guurtida. Fadhigii shalay oo ay madasha ka soo xaadireen 50 Xildhibaan

Monday, July 26, 2010


Maxaabiis ka baxsatay Xabsiga Magaalada Laascaanood. Stockholm Sweden (UCIDMEDIA)--Taliyaha ayaa Cadeeyay in laba ka midda Maxaabista Baxsatay ay ku Eedaysanaayeen inay xidhiidh la leeyihiin Qar axyaddii ka dhacay magaaladda Laas-Caanood, wuxuu kala Taliyuhu intaa ku daray in Askarigii Waardiyanta ee Xiligaasina uu Raacay Maxaabistan Baxsaday , Isle markaana la garanayn

Sunday,July 25, 2010



Wararkii hore oo Keydsan

 



Take Me To The Top

 


has visited this page.

The political Party  UCID in Somaliland
P.O.BOX
Hargeisa, Somaliland
Tel:   002522424213  Fax.002522134501

  All rights reserved to UCIDPARTY IN SOMALILAND
For comments or questions about this page please contact:

Webmaster