Warmurtiyeed Ka Soo Baxay Xarunta Dhexe
ee Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka- UCIDNov 12,06
Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID wuxuu si
buuxda u taageerayaa gudiyada saddex geesoodka ee u
xil saaran turxaan bixinta khilaafaadka hadheeyay
waxqabadkii dalku ku tilaabsan lahaa oo wakhti badan
ku lumay murankooda cidkastaa sabab ha u ahaatee,
waxaanan xubnaha sadexdaas guddi ku boorinaynaa
in ay diirada u saarnaato dedejinta xal u helida
umuurahaasi si waafaqsan danta iyo maslaxada .
.... . . . ...... .................
Together, Somaliland Can Do Better - UCIDNov 05,06
The major custom resources is Berbera Port,
Berbera revenue collection gets credited
into personal accounts of current regime
in Hargiesa, No Auditing Bureau or any
other accounting department has authority
to audit else he will get fired. Painful
situation to every citizen who loves the
development of the country.
.... . . . ...... .................
Xisbiga UCID Oo Cambaareeyey Falkii Lagu Gubay Nuqulo Ka Mida Wargeyska Haatufock 17,06
Saxaafadda xorta ahi waxay bulshada Reer Somaliland
ugu fadhidaa qiimo-wayn waxaanay door muhiima ka qaa
dataa adeegyada guud ee aasaasiga ah sida wacyigali
nta shacabka, gudbinta waaqiciga taagan isla mar
ahaantaana waxay shacbiga u iftiimiyaan wax kasta
oo deel qaaf ku ah danaha .... . . . ...... .................
Meeting with the Deputy Speaker of the Swedish Parliament in Stockholm and Minstry for Foreign Affairs
ock 15,06
The Deputy Director General informed the Speaker and Deputy
Speaker that there is a new government in Sweden after the '
September elections. The Deputy General welcomed the democratic
initiatives Somaliland has taken and congratulated for achievements
and assured that the support for democracy and .... . . . ...... ..
...............
BAAQ: Rer Somaliland waa inay u middoobaan Sidii ay isaga Caabiyi lahaayeen Shirqoolada Loo Maleegayo
ock 15,06
Somaliland waxa ku socda weerar balaadhan oo
ay isku bahaysteen xoogag aan iyagu is jecal
ayn oo col ah laakin ku mudaysan mabda’a ah
burburinta Somaliland. Waa in aynu xusuusanaa
in xooggaasi intii aynaan la soo noqon madax
baananida dalkeenna oo ay inoo taliyaan in ay
dad iyo .... . . . ...... .................
"
Xukuumadda Somaliland Ma’aha mid Hadalkeeda la Rumaysanock 11,06
Dawladda [Somaliland] ee hadda ma aha xukuumad hadalkeeda la aqbali karo.
Dhowr guddi ayaa hore loo magacaabay, halkee ayey ku dambeeyeen? Guddigii
baxsashada Xabsiga Hargeysa, guddigii dhacdadii Dumbuluq iyo guddigii
fadeexaddii Cusbitaalka, intaa midna waxba lagama hayo; beentaada hore
runtaada dambe ayey wax u dhintaa: .... . . . ...... .................
"
Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka(UCID) oo Dawlada Riyaale talo u soo jeediyey
ock 11,06
Mudane, madaxweyne marka hore naga gudoon salaan xurmo & qadarin xanbaarsan. Marka xigta waxaan go’aan xisbi ku gaadhnay inaan kuu soo gudbino talo ku wajahan qabasho kulan degdeg ah oo ay ka soo qayb-gelayaan Madaxda Golayaasha Qaranka, 3-da Xisbi Qaran .... . . . ...... .................
"
warbixin ku saabsan Shirweynihii 2:aad Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka UCID oo maanta Guriga shaqaalaha ka bilaabmayJul 25,06
Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Somaliland ee UCID ayaa
shirweynihiisii labaad maanta
ku qabsaday Xarunta Hayada Shaqaalaha dawlada ee Magaalada Hargeysa.
Shir-weynaha Xisbiga siyaasiga ah ee UCID oo socon doona muddo Sadex maalmood ah,
waxa lagu dooran doonaa Madaxda hogaaminka Sare ee Xisbiga, Guddida Fulinta iyo Golaha dhe
.. . . . ...... .................
"
warbixin ku saabsan Shirweynihii 2:aad Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka UCID oo maanta Guriga shaqaalaha ka bilaabmayJul 25,06
Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Somaliland ee UCID ayaa
shirweynihiisii labaad maanta
ku qabsaday Xarunta Hayada Shaqaalaha dawlada ee Magaalada Hargeysa.
Shir-weynaha Xisbiga siyaasiga ah ee UCID oo socon doona muddo Sadex maalmood ah,
waxa lagu dooran doonaa Madaxda hogaaminka Sare ee Xisbiga, Guddida Fulinta iyo Golaha dhe
.. . . . ...... .................
"
Shirweynihii Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka UCID oo maanta Guriga shaqaalaha ka bilaabmayJul 25,06
Shirweynihii labaad ee Xisbiga UCID, ayaa Maanta si rasmiya uga furmaya magaalada
Hargeysa.
Shirweynaha oo ay ka soo qayb galayaashu 350 ergay oo 250 dalka gudihisa ka kala
yimadeen, halka 100 kalena ka yimaadeen dalka dibadiisa.
Waxa shirweynahan la filayaa in lagu doorto guddida fulinta iyo Golaha dhexe ee
Xisbigaasi, iyada oo lagu qabanayo hoolka shirararka ee guriga shaqaalaha dawlada ee
magaalada Hargeysa.
.. . . . ...... .................
"
Ogaysiis - SHIRWEYNIHII Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka EE UCID:Jul 17,06
Dhammaan howlwadeenada Xisbiga UCID ee Warqadani ku socoto Mudanayaal
iyo marwooyinba waxaa la ogaysiinayaa in Shir-Weynihii 2aad ee xisbiga
la Qaban doono bishan july 25-keeda 2006, waxaana lagu Qabanayaa Caasimada Hargeysa.
.. . . . ...... .................
"
UCID PARTY CONFERENCE TO BE HELD IN HARGEYSA SOON:Jul 12,06
UCID PARTY CONFERENCE HELD IN HARGEYSA
25/07/06
Building on Somaliland achievement We are pleased to announce that UCID Party Conference
Will take place in Hargeisa on 25 July 2006
.. . . . ...... .................
" Madaxweyne Riyaale Sidani Ma
ka Tamar baa? Ma ka Daacad Daraa?”:Jul 02,06
Hadda waxa weeye sharci kasta oo Barlamaanku
inay Guurtidu eegto, Guurtidiina intooda bada
ni waxba ma akhriyaan. Markaa nin ka mid ah Gu
urtida oo aan waydiinay marka sharci Barlanaan
ku [Wakiillada]u soo gudbiyaan golaha guurtida, maxaad qabataan? Wuxuu yidhi;
‘Madaxweynaha ayaanu ula tagnaa inta aanu meesh
a iska dhigno, ayaanu nidhaahnaa, miyaanu
soo daynaa sharcigaa mise waanu qabanaa?”. .
.. . . . ...... .................
"Xaflad ay soo qaban qaabiyeen hawl wadeenada Xisbiga UCID oo magaalada Hargeysa oo loogu
dabaal degaayey munaasabadda 26 june,
”:JUUN 26,06
Hargeysa (UCID)
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali
Waraabe ayaa xallay wuxuu hadal ka jeediyey xaflad ay soo qaban qaabiyeen hawl wadeenada Xisbiga UCID
ee magaalada Hargeysa oo loogu dabaal degaayey munaasabadda 26 june, wuxuuna Guddoomiye Faysal Cali
Waraabe ka waramay taariikhdii dheerayd ee 46 sanno ka hor maanta oo kale, iyo reer Somaliland sidii
dhibta yarayd ee, .. . . . ...... .................
"Xisbiga UCID Oo Dawlada Ku Canbaareeyey Inay U xuubsiibatay Iibsiga xildhibaanada iyo
Burburinta Dasduurka, Hay’adaha Qaranka”:JUUN 22,06
Hargeysa (UCID)
Xisbiga Mucaaridka ee UCID ayaa xukuumada Madaxweyne Rayaale Ku eedeeyey inay shaqo
ka dhigatay iibsiga xildhibaanda Golaha wakiilada ee Ka soo jeeda Xisbiga UCID ee
mucaaridka ah iyo Burburinta Dasduurka iyo Hantida qaranka, iyadoo oo ay adeegsanayan
hantiada umada. Waxaana sidaa lagu sheegey shir jaraa’ii oo uu maanta xafiiskiisa ku
qabtay Afhayenka Xisbiga UCID Xasan Xuseen Maxamed., .. . . . ...... .................
"WERAYSI DHINACYO BADAN LEH OO XILDHIBAAN NAASIR XAAJI CALI,LAGA SOO DOORAY GOBOLKA TOGDHEER UU SIIYAY WERGEYSKA GEESKA AFRIKA”:JUUN 18,06
Hargeysa(Geeska)- Xildhibaan Naasir Xaaji Cali,
oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiillada,
ayaa ku baaqay in khilaafka Distooriga ah ee u dhexeeya Goleyaasha Qaranka ee salka ku haya
muddo kordhinta Golaha Guurtida lagu dhammeeyo wada hadal iyo is faham, si gacan iyo wakhti
loogu helo in wadanka loo shaqeeyo wada jirna loogu jeesto isbedelada Geeska Afrika ka soo
kordhay., .. . . . ...... .................
"WERAYSI DHINACYO BADAN LEH OO FEYSAL CALI WARAABE, GUDDOOMIYAHA XISBIGA UCID SIIYAY GEESKA AFRIKA”:JUUN 18,06
Hoggaamiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Md. Faysal Cali Waraabe,
ayaa waraysi khaas ah oo uu shalay la yeeshay Wargeyska Geeska Afrika,
waxa uu kaga hadlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin aragtidiisa go’aankii
Golaha Wakiiladu ka gaadheen muddo kordhinta Golaha Guurtida, sida uu u arko
Safarka Madaxweyne Rayaale ee Qaaradda Afrika iyo Marxaladda cusub ee ka soo
korodhaysa dalka Soomaaliya., .. . . . ...... .................
"Booqashadii Khadar Ambassador Uu Ku Yimid Finland
”:April 23,06
xogwaramay wadanka iyo waayihiisa isaga oo
tilmaamo ka bixiyey caqabadaha hor yaalla hor
umarka dalka isla markaana qurbajoogga ku
dhiirigeliyey in ay wadankooda u hagar bax
aan wax badanna ay u qaban karaan ee aanay
is ogeyn. Hadallada guubaabada ah ee Kh
adar ku tiraabay waxa kamid ahaa khudbad kooba
n oo uu ka jeediyey casho-sharaf ururka Somaliland
Community u sameeyey oo dad aad u fara badani k
asoo qaybgaleen isaga oo yidhi, .. . . . ...... .................
" Madaxweyne Riyaale Sidani Ma
ka Tamar baa? Ma ka Daacad Daraa?”:April 11,06
Riyaale taladii ahayd in loo diro wafti Qaran a
dduunka wuxuu ku bedeley socdaal isagu ku tagay
dalka UK bishi March 2004 oo uu la kulmay xildh
ibaanno wakiilada UK ka tirsan, arrintaas oo ku
filnayd in uu tago gudomiyihii wakiilada ee xil
igaas oo u dhigmayey. Madaxwynuhu markuu yimi ca
rriga ingiriiska wuxuu sameeyey laba balamood oo
dalka ahmiyad weyn u lahaa. ... . . . ...... .................
"Meeting with the State Secretary,
ministry for foreign Affairs ”:Mar 30,06
The State Secretary was very happy to receive the Speaker
and exchanged ideas about the political developments in Somal
iland and Somalia. The State Secretary told the Speaker that the
Swedish government follows the positive developments that are
happening in Somaliland and congratulates the Somalilands people
for the steps they have taken towards democracy and the respect
for human rights. The State Secretary will work for close co oper
ation between Somaliland and Sweden... . . . ...... .................
"Gudoomiyaha Barlamanka SL
Oo Kulan La Yeeshey Xubno Ka Tirsan Barlamanka Sweden ”:Mar 30,06
Gudoomiye Abdirahman Mohamed
Abdillahi waxa uu xildhibaanada uga
waramay horumarka ay bulshada reer
Somaliland ku talaabsatay mudadii
yarayd ee laga soo wareegay dib ulasoo
noqoshadii madaxbaanida Somaliland. Door
ashooyinkii is dabajooga ahaa ee Somalil
and ka qabsoomay ee sida xorta, xalaasha
iyo nabadgelyada ah udhacay ayuu gudoomiyuhu ug
a waramay gudiga. Sidoo kale gudoomiyuhu waxa
uu xildhibaanada u sheegay in shacabka reer
Somaliland .. . . . ...... .................
"Gudoomiyaha Golaha Wakiilda JSL
Oo Kulan La Yeeshey Mayarka Casimada Sweden ”:Mar 30,06
Maayarka Caasimada Sweden ee Stockholm mudane Barry Andersson ayaa maalintii arbacadii 29 maarso 2006 gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland mudane Abdirahman Mohamed Adbillahi ku qaabilay guriga looga taliyo caasimada Stockholm ee la yidhaahdo
( Stockholm City Hall). Kulanka oo ahaa mid si aad uheersareysa loogu soo dhaweeyey gudoomiyaha .. . . . ...... .................
"UCID PARTY
OPENED A BRANCH IN MINNESOTA ”:Mar 28,06
The Party nominated me, Omer Ahmed Hassan,
as the Chairman of this new branch, and Mr.
Mohamed Osman as the Vice Chairman. They also
nominated Mr. Ibrahim Nuur, as the Secretary
of this new brach in Minnesota. This was the
second time that the Party opened a branch in
this country (USA), the first time being in
OHIO recently.. . . . ...... .................
"Xisbiga UCID Oo Cambaareeyey Go'aanka Hay'adda
CARE Ugu Diidey Aamina Weris Shaqadii Ay Ku Guuleysatey ”::Mar 25,06
Xisbiga cadaallada iyo daryeelka (UCID) wuxuu warsaxaafadeed kiisan ku
cambaarenayaa cadaalad darada qaawan ee loogu xadgudbay xuquuqdii muwaa
dinnada marwo Aamina Sh.Maxamed (Aamina Weris ) oo sida la’og yahay ku
guulaysatay tartankii jagada ka banaanaatay hay’adda care international
xafiiska ay Hargaysan balse la duuddsiiyay xuquuqdeedi . . . . ...... .................
"Afhayeenka Xisbiga
UCID Oo war saxaafadeed uu soo saaray kaga hadlay qodobo dhowr ah”::Mar 23,06
Talo ka hor bal sifiican u dersa labadani qodob oo fure u noqonaaya aragtiyaha Xisbiga UCID soo jeedinayo marka la barbar dhigo gunaanadka doodiina caafiimadka qabta balse xaga sharci – xeerar xog la’aan dhinaca waayo araganimada iyo macluumadka ay adeegsadaan kuwa dhaarbilaashlayaasha. Iyo jirjiroolenimada ku sifoobay
Qodobada waaweyn ee dalka ku jira xalkooduna idiin yaalo iyo cudurka dalka oo ah:-
. . . ...... .................
OGEYSIIS ...OGEYSIIS
"Guddoomiyaha Golaha Wakiilada
Somaliland oo la kulmaya Jaaliyadda Somaliland ee dalka Sweden”::Mar 23,06
Xafiiska jaaaliyadda Xidhiidhka Guud ee Jaaaliyaddah
Somaliland Iyo Xisbiyada UCID, KULMIYE Iyo UDUD iyo ururka
haweenka Somaliland,oo si wada jira u soo qabaanqaabiyey
kulan ballaadhan oo ka dhici doona magaalada Stockholm Waxay
ogeysiinayaa dhamaan shacbiweynaha reer somaliland ee ku dhaqan dalka Swden. . . . ...... .................
Xisbiga qaran ee Ucid wuxuu
cabaaraynaynayaa weerarka ay budhcadda majeerteen ku soo qaadeen Xuduuda bari ee Somaliland:Mar 21,06
Waxaana hubaal ah haddii aan talaabo adag laga qaadin inay marar kale iyo meelo kalena soo weerari doonaa,waana yogolbaadh iyo hordhicii weerar balaadh oo la
doonayo in lagu khalkhal geliyo nabadgelyadeena ,ka dib markay arkeen
in caalamku inoo soo jeestay waana falal qorshaysan,dulqaadka intaa ka
badanina waa doqoniimo iyo dembi laga gelayo qaranka . . . ...... .................
Xisbiga UCID Oo
Naqdiyey Miisaaniyadda:Mar 21,06
Mudane Xasan oo ka hadlaaya nidaamka ay Miisaaniyaddu u
degsantahay ayaa sheegay in aan laguba tilmaami karin
Miisaaniyad maadama aanay meeshaba oolin Xisaab Xidhyadii
sannadahii ka horeeyey, Waayo ayuu yidhi Md. Xuseen Caqliga
saliimka ah ee caafimaadka qaba ee aqoonta iyo cilmiga leh ma
qaadan karo wax duuduuban in liq lagu yidhaahdo, taasina waxay
ka dhigantahay ayuu yidhi sida Foolxumada leh ee ay Wasaaradda
maaliyaddu usoo mal maluuqday . . . ...... .................
"Shirweynihii u horeeyey ee
UCID oo ka dhici doona Minneapolis , Minnesota”::Mar 19,06
Dhamaan shacbiweynaha reer
somaliland ee ku dhaqan qaarada North
America, waxa la ogaysiinayaa in shirweynihii
u horeeyey ee sanadkan ee Xisbiga Cadaallada
iyo daryeelka ee Ucid uu ka dhacayo magaalada
Minneapolis ee gobolka Minnesota March 26,2006,
maalinta Axada 10:30 Am. . . . ...... .................
GUDDOOMIYAHA G. WAKIILADA IYO
GUDDOOMIYAHA UCID OO CARUUR IYO CIROOLEBA KU SOO DHAWEEYAY FINLAND:Mar 15,06
Guddoomiyaha G. Wakiilada Md. Cabdiraxman Maxamed
Cabdillahi (Cirro) iyo Guddoomiyaha xisbiga UCID
Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa dadka reer Finland
kusoo kaga hortageen Madaarka Helsinki-Vantaa si
ay ugu soo dhaweeyaan saacaddu markay ahayd sideedii fiidnimo . . . . ...... .................
Xafalada si weyn loo soo agaasimay oo lagu soo
dhawaynayo Gudoomiyaha Baarlamaanka S/Land ayaa ka dhacday maanta magaalada Sheffeild :Mar 13,06
Xafalada si weyn loo soo agaasimay oo lagu soo dhawaynayo Gudoomiyaha Baarlamaanka S/Land Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Faysal Cali Waraabe.
Xafaladaas oo ay soo qabanqaabiyeen Jahliyada Somaliland iyo saddexda xisbi qaran ee Somaliland magaalada Sheffield ayaa manta lagu qabtay magaalada Sheffield waxaa xafladaas ka soo qayb galay Mayirka magaalada Seffield Lord Mayor Roger . . . . ...... .................
CASHUURTA MIISAANIYADA ( 2006) KA MAQAN IYO BEENTA XUKUUMADA
RIYAALE SIDEE AYAA LA ISKU WAAFAJIYAA:Mar 13,06
Lacagtaas sifooyin badan ayaa loo leexsan jiray,
hase yeeshee qadarka aan tilmaamay waa lacagta ay ka
warqaabeen/amase lasoo gaadhsiin jiray Madaxda Xukuumada
Riyaale iyo Saraakiisha. Wasaarada Maaliyada, Marreyaha
Dekadda iyo kuwa lacagaha qabta Gegiyada Dayuuradaha lagaga
guro dadka. Marka laga bilaabo 2/02/2006 ilaa maanta waa ay ka
war-wareegayaan inay RUNTA u sheegaan Gudida Dhaqaalaha ee
Golaha Wakiilada. . . . . ...... .................
Kulankii shalay iyo
Soo dhaweyntii Gudoomiyaha Baarlamaanka somalilad ee Birmingham :Mar 12,06
Guddoomiyaha Aqalka Wakiilada Mudane Cabdiraxmaan
Maxamad Cabdillaahi oo si hufan uga warrramahay
xaalada dalka guud ahaan, isagoo taataabtay dhinacyada
nabadgalyada, dhismaha, iyo abaaraha hadda saameeyey meelo
kamida dalka . Mudane Cabdiraxmaan waxaa kaloo ka warramay
xidhiidhka ka dhaxeeya baarlamaanka iyo . . . ...... .................
Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo
Kulan Balaadhan La Yeeshay Jaaliyada SOMALILAND ee Magaalada STOCKHOLM Iyo Madaxda Arimaha Dibada Ee Dalka SWEDEN:Mar 01,06
Stokholm (UCID)Kulankan uu Inj. Faysal la yeeshay Ergayga gaar ahaaneed ee
dalka Sweden ee Geeska Afrika, wuxuu noqday madaxii kowaad ee ay kala kulanto
dalkii la isku odhan jiray Somalia, waxayna labada dhinaca is weydaarsadeen war
bixinno iyo fikirado.Gudoomiyaha UCID, wuxuu si qoto dheer ugaga waramaya Marita,
dimuquraadiyada curdinka ah ee ka hana qaaday Somaliland iyo guud ahaan, mowqifka
biyo kama dhibcaanka ah ee ay taagan yihiin dawlad iyo shacbiba dadka reer Somaliland. . . . ...... .................
Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali
Waraabe oo Rayaale ugu Baaqay Dhismaha Xukuumadd Cusub oo kooban oo Tayo leh:Feb 28,06
Stokholm (UCID)Annaga oo mar walba xasuusan halgankii dheeraa iyo
hayaankii dalkeenu soo maray, annaga oo ku faraxsan tacabkii ummadda
guulihii ka dhashay ilahayna ugu mahadnaqayna, annaga oo u aragna in
muuqaalkii dawladnimo inoo dhamaystirtay doorashadii ugu dambaysay
sawir aad u qurux badan oo indhaha aduunka soo jiitay uu inoo sawirmay,
waxa qudha ee sawirkaa bilicdiisa ka dhiman tahay freemkii lagu soo iloxidhi
lahaa, oo ah dawlad wanaagsan oo kooban,tayo iyo tamarba leh ,oo si fiican u
hanata xilkii loo igmaday si . . . . ...... .................
Xisbiga UCID oo u magcaabay
Ahmed Mohamed Mire – Gud./Xigeenka (2aad) Ucid UK.:Feb 28,06
London (UCID)Anagoo tixraaceyna (tixgelina siiney)
talo bixintii Gudoomiyaha iyo G/Xigeenka Ucid UK,
lana tashaney qaar ka mid ah madaxda sare ee
Xisbiga Ucid, Waxa aanu magacawney Xilka
soo socda . . . ...... .................
Xisbiga UCID Oo Sagootin
Iyo Mahadcelin U Diraya Guddoomiye-xigeenkii Hore Ee Xisbiga Marwo Aamina-Milgo:Feb 19,06
Hilsinki (UCID) Xisbiga Cadaaladda iyo
Daryeelka ee (UCID) waxa uu sagootin iyo
mahadcelinba u dirayaa Marwo Aamina Maxamuud
Warsame (Aamina-Milgo) oo ahayd guddoomiye-
xigeenkii xisbiga tan iyo markii lagu doortay
shirkii golaha dhexe ee xisbiga badhtamihii
sanadkii 2004kii ee magaalada Burco. Aamina-milgo oo
xisbiga UCID aanuu marnaba ilaawaynin kartideedii,
aqoonteedii iyo dedaalkeedii . . . ...... .................
GUDOOMIYE KU XIGEENKII 3:AAD EE XISBIGA UCID OO IS CASISHEY Feb 18,06
Hargeysa (UCID) Gudoomiye xigeenkii 3:aad ee xisbiga UCID Marwo Aamina-Milgo X. Maxamuud Warsame ayaa sheegtay inay iska casisahay xilkaasi iyo xubinnimadii guddida fulinta ee xisbiga UCID . . . . ...... .................
GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA SOMALILAND OO SOCDAAL DIBEDA UGU SOO BIXI Feb 16,06
Stockholm (UCID) Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) ayaa dibedda ugu soo bixi doona socdaal rasmi ah, oo uu ku kaga qeybgeli doono munaasabad guri baarlamaanka WALES loo dhisaayo, taasi oo ku . . . . ...... .................
Xisbiga UCID oo magacaabay Xilal cusubFeb 15,06
OSLO (UCID) Stockholm (UCID) Shir ballaadhan oo ka dhacay casimada labaad ee dalkan Sweden, magaalada Gothenburg maalintii Axadii, bishuna ahayd 20060212 ayaa waxaa uu Xisbiga UCID xubno ka tirsan uu magacaabay xilal cusub. Shirkaas waxaa iskugu yimid ama ka soo qayb galay xubno fara badan oo ka tirsan xisbiga UCID oo ay ku jiraan Gudoomiyaa xisbiga Engineer Faysal Ali Farah iyo Gudoomiyaa xisbiga ee Europé Engineer Abdi Abdillahi Ibrahim.. . . ...... .................
KULANKII FAYSAL CALI WARAABE
IYO JAALIYADDA SOMALILAND EE NORWAYFeb 13,06
OSLO (UCID) Hadda waxaa soo ifbaxaya in dawladdu doonayso inay shacbiga
iyo ciidamada dalka ka horkeento Baarlamaanka, iyadoo dalabka
Golaha ee ah soo hagaajiya miisaaniyada u badalaysa in Baarlamaanku shaqadii
ka xayiray, sidii ay horeba ciidamadii cusbitaalka galay canaantii looga
soo jeediyay ay ugu badaleen in shaqadoodii laga hor-joogsaday, taasina
ay horseeday inay isku eegaan dadkii iskaga horyimi jagadii ex.inji, keent
ayna khasaare badan. . . ...... .................
STOCKHOLM, (UCID) Gudoomiyaha Xisbiga UCID, Inj. Faysal Cali Waraabe, oo bookhan doona Magaalada Stockhom ee dalka Sweden Feb 12,06
Waxaa muddooyinka dambe booqasho ku kala bixinayay dalalka Waqooyiga Yurub Guddoomiyaha Xisbiga UCID inj. Faysal Cali Waraabe, haddan waxaa lala socodsiinyaa Dhammaan dadweynaha Somaliland ee ku nool magaalada Stockholm iyo nawaaxigeeda, in uu Guddomiyaha Xisbiga UCID, uu Maalinta Isniinta iyo Salaasada uu bookhanayo magaalada Stockholm... . . ...... .................
Warsaxaafadeed Ay Wadajir U Soo Saareen Labada Xisbi Ee KULMIYE Iyo Ucid August 29,05 WARSAXAAFADEED AY WADAJIR U SOO SAAREEN LABADA XISBI EE KULMIYE IYO UCID
Date: 29.8.05
LABADA XISBI EE QARANKA EE KULMIYE IYO UCID:-
MARKAY ARKEEN;Sida ay Xukuumadda UDUB ugu tumanayso Xeerkii Hab-dhaqanka ee Xisbiyada Siyaasada.
MARKAY ARKEEN: Sida Sharci darada ah, ee ay u dhaqmayaan........................
Maxkamadda Distoorku ma waxay la wareegtay hawlihii Kommishanka Qaranka: August 28,05 Stockholm (UCID) Maxkamadda distooriga waa hay'adda ugu saraysa ee dhinaca sharciga iyo garsoorka, waxayna qaab hawleedka ahaan ay u xilsaaran tahay in hawlaha doorashadu marka ay soo dhammaadaan ee uu Kommishanka Qaranku u soo.........................
UCID oo Ashakateeyay guddoomiye ku xigeenka Maxkamdda Sare August 27,05 Xisbiga UCID ayaa shalay soo saaray digniin ku wajahan farogelin uu sheegay in Xisbiga UDUB ku hayo musharaxiintooda isla markaana uu culays ku saarayo komishanka doorashooyinka. .........................
Waraysi La Yeeshay Gudoomiyaha Xisbiga UCID
Jamhuuriya — London, UK — 23 August, 2005 August 24,05 Hargeysa-(HWN)-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Saaka Ka Soo Dagay Garoonka Diyaaradaha Ee Egal International Airport Ee Magaaladda Hargeysa isagoo qolka Nasashada ee VIP-da Ugu Waramay Saxaafada Madax-banaan iyo Ta Dawlada waxaanu ka Waramay Socodaalkiisii uu ku Tagay Gobolka Minssota Ee Dalka Maraykanka isagoo .........................
Gudoomiyaha UCID oo ku Soo Guryo Noqday Dalka Ka Dib Safar Dheer oo uu ugu Baxay Dalka Maraykanka kana Hadlay Amuuro Badan August 22,05 Hargeysa-(HWN)-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Saaka Ka Soo Dagay Garoonka Diyaaradaha Ee Egal International Airport Ee Magaaladda Hargeysa isagoo qolka Nasashada ee VIP-da Ugu Waramay Saxaafada Madax-banaan iyo Ta Dawlada waxaanu ka Waramay Socodaalkiisii uu ku Tagay Gobolka Minssota Ee Dalka Maraykanka isagoo .........................
KU SIMAHA XOGHAYAHA GUUD EE XISBIGA UCID OO KA HADLAY ARRIMAHA DOORASHADA: August 09, 05 Har- Maan: Ku-simaha xoghayaha guud ee xisbiga UCID C/raxmaan Maamed C/laahi ‘’Cirro’’ ayaa ka hadlay waxa laga yeelayo deegaamada ka tirsan Gobolka Sool iyo Sanaag Bari ee aanay xiligan suurto gal ahayn inay ka dhacdodoorashada golaha wakiilada ee Badhtamaha bisha Danbe ka dhacaysa dalka.
Kusimaha xoghayaha guud ee xisbiga UCID C/raxmaan Cirro isagoo sharax ka bixinaya ......................
“Xisbigayagu Haweenka Afar Gobol Ayuu Ka Soo Sharaxay” Cumar Fidhin July 20,05 Hargeysa, July 18, 2005 (Haatuf) – Xoghayaha Abaabulka Xisbiga UCID Mr. Cumar Cabdi Fidhin ayaa ka waramay habkii ay u soo xuleen xubnaha musharaxiinta uga qayb-galaya doorashada baarlamaanka.
..................
LIISKA MUSHARAXIINTA XISBIGA UCID EE GOBOLKA SAAXIL July 18 ,05 Stockholm (UCID) LIISKA MAGACYADA IYO CALAAMADDAHA XUBIN KASTA OO XISBIGA UCID U SOO SHARAXAY GOBOLKA SAAXIL EE GOLAHA WAKIILLADA AYAA HALKAN KU TAXAN..................