"Gudinyahay imaad Goyseene Badhkay baa kugu Jira”:





 

Guushii deg deg ahayd ee Alaha Awood badani uu sii yay Wadaadada Maxkamahada ayaa qaar ka mid ahi ay u qaateen mid ay ku maroorsadeen awoodooda aadmig ah. Xaaladahaasna hore ayuu ilaahay inoogu sheegay Waxaanu  yidhi:LAQAD NASARKUMULAAH FII MAWADIN KASIIR  WA YOMA  XUNAYN ID CAJABTUKUM KASRATUKUM FALAM TUQNII CANKUM SHAYAA WA DAAQATA CALAYKUMU ARDU BIMAA RUXBATA SUMA WALAYTUMU MIDBIRIIN ………ILAA AKHIRU.

 

Asxaabtii Rasuulk ASW ayaa sidaas isku siisay guusha  lama filaanka ah waxaan lagala kul maaa fashilaad iyo quwada jab.Guusha waxyaabaha soo dedejiyay waxaa ka mid ah doonista dadweynaha oo meelaha ay dulmigu ka jireen ugu yeedha Maxkamadaha iyagoo dan mooday sidaas iyo in ay ka badbaadaan dulmigaas,garbqabashada cidii u baahan ayaa ku haboon ee kuu gacan haadisa. Haddii aanay shacabka reer Muqdisho iyo dhamaan reer koonfureed aanay garab gelin maxkamadaha hubaashii may hanteen guushaas sebinku keenay. Waxaan kula talain laha raga Afku ka xadayo waxaa uur kooda ku jira in ay ka fiirsadaan madaxda maxkamaduhu cida ay masuuliyada intaas leg ay u dhiibayaan, iyo badana wacyi gelin ay sii yaan raga Aqoon yaraan  Aqli xumo,ul kaca amse cadho iyo aar goosi siday iyaga ul egtahayba in ay aad uga dig toonaadaan dagaalo sokeeye oo dib u qarxa

 

waxaan u sheegayaa in ay jiraan raga badan oo la sootaagayo maxkamada islaamk ee ay horkacayaan waa haddii ay kaa dhabtahay islaamnimdu.

 

Waxaan kula talin lahaa Sheekh Shariif iyo Sheekh daahir Aways in ay raga godobta qaba aan waxa xil  ahaan loo diran waa  ninka doonaya in uu dagaal Huriyo  iyo kam Hargaysa ugu han jabay culimada gurigooda dabka ugu digaysa ninka maanta Adan Xaaji Maxamuud Xirsi( Adan Siiro) u digayaa berin miyuu iiga raynayaa  Wuxuu Yidhi: Ninka maanta inagoo carab dheere ah yidhi inantiin isii sow berin odhan maayo……………………

Somaliland uma baahna juga jugan iyo nin u soo dhaarta.

 

Awood laysku muquuniyaa waa tii aan kaaga ducaynayay 15ka sanadood markii ilaahay iga aqbalay ee aad cadawgii ka guulaysatay hadaad qorigii xagayga u soo jeedisay  adiga ayaan kugu celinyaaa halkaagii Qanyare iyo Cabdi qayb diid ma foga. Marka horse  maamul iyo dawlada dhiso deg dega raga looga roon ayaan filayaa.

 

 

 

Maxamed Cumar( mataan)

Sheffield

Mataan29@hotmail.co.uk



Our porpose is PEASE, our password is FREEDOM, our aim is QUALITY
 

Milgaheennu waa NABAD, Furaheennu waa Xorriyad, mabd'eenu waa TAYO
 

 

Ucidprty cadami

 



Go back to the main page