Ogaysiis-Shirweynihii u horeeyey ee UCID oo ka dhacay Minneapolis , Minnesota:

 

Ogaysiis--Ogaysiis dhamaan shacbiweynaha reer somaliland ee ku dhaqan qaarada North America, waxa la ogaysiinayaa in shirweynihii u horeeyey ee sanadkan ee Xisbiga Cadaallada iyo daryeelka ee Ucid uu ka dhacayo  magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota March 26,2006,maalinta Axada 10:30 Am. 

 Madasha shirka waxa ka hadli doona Guddoomiyaha Xisbiga ucid ee qaarada North America ahna guddoomiyaha abaabulka doorashooyinka ee xisbiga ucid Mudane Kayse Cali Geedi. Guddoomiyuhu waxa ka hadli doonaa xaalada guud ee Somaliland khaasatan dhaqaalaha iyo siyaasada.

 

Goobta uu shirku ka dhacayo addressku waa 2630 University Avenue, Minneapolis, Minnesota.  

 

Dhamaan guddoomiyayaasha laamaha xisbiga ucid ee ku kala yaalla North America iyo guddoomiyaha xisbiga ee waqooyiga America waxay gacmo furan kusoo dhaweynayaan dhamaan shacbiga somaliland ee ku dhaqan North America inay kasoo qayb galaan shirweynaha khaasatan dadweynaha reer Somaliland ee ku nool Gobolka Minnesota.

 

The first North America UCID meeting of 2006 will take place on 3/26/2006 in Minneapolis, Minnesota at 10:30am. All Somalilanders are welcome. New members are welcome to join UCID-Party. UCID chairman of North America Kayse Ali Geedi will be the keynote speaker for the meeting. UCID leaders of North America are asking all Somalilanders to participate the meeting, come on! Do not miss the opportunity to hear what UCID leaders will say about Somaliland and also to ask questions.

 

Wixii macluumaada kala soo xidhiidh

Cumar Axmed Xassan  (612)730-7393   

Maxamed Cusman (952) 297-5118

 Ibrahim Nuur Haybe (612) 237-2987


Guul iyo Gobanimo Somaliland-bay u sugnaatay
.
 

Ucidprty cadami

 



Go back to the main page