Justice and Welfare Party (UCID)

 


Ogaysiis - Shirweynihii Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka UCID

Hargeysa, Somaliland (UCID)



(Shir-Weynihii 2aad ee xisbiga UCID oo la Qaban doono bishan July 25)

UCID 2006-07-16 ( JUMHUURIYADA SOMALILAND
Republic of Somaliland


Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka
UCID
Justice And Walfare Party
----------------------------------------------------------------------------------------

Ref/UCID/170/06 Date, July 16, 2006

Ku: Dhammaan Xubnaha G/Dhexe iyo Gudida Fulinta Xisbiga UCID

Ku: Dhammaan Gudoomiyaasha Gobolada iyo Degmooyinka Xisbiga UCID

UJ: Ogaysiis

Dhammaan howlwadeenada Xisbiga UCID ee Warqadani ku socoto Mudanayaal iyo marwooyinba waxaa la ogaysiinayaa in Shir-Weynihii 2aad ee xisbiga la Qaban doono bishan july 25-keeda 2006, waxaana lagu Qabanayaa Caasimada Hargeysa.

Sidaa awgeed, waxaa laga Codsanayaa in ay Waqtiga Dhawraan, wixii faahfaahin intaa ka badanna waxaa kala soo Xidhidhaan Xarunta Dhexe ee Xisbiga UCID, Haddii Alle Idmo.

ALLA Mahad Leh

Xoghayha Abaabulka Xisbiga UCID
Xasan Sul. C/Laahi Sul. C/Raxmaan   



 

Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka (UCID)

Jamhuuriyadda Somaliland

www.ucidparty.com

 

 

 


Source -

UCIDMEDIA





 


 

 


 

 

UCIDPARTY.COM