Justice and Welfare Party (UCID)

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Md.Faysal Cali Waraabe, isaga oo ku hadlaya Magaciisa, Magaca guud ahaan xisbiga UCID iyo Magaca Taageerayasha  xisbiga UCID ee ku kala filiqsan daafaha dunida

Waxa uu Tacsi u dirayaa Qoyskii, Bulshadii, Ehelkii iyo Asxaabtii ay kala geeriyoodeen Marxuum Garaad Cabdiqani Garaad Jaamac iyo Marxuum Maxamed Cabdillaahi Kaahin(Xoogsade) oo ku kala geeriyooday dalalka Jabuuti iyo Itoobiya.
Waxa uu guddoomiyuhu Labada Marxuum Eebe uga baryayaa inuu Naxariistii janno ka Waraabiyo, Ehelkii, Qaraabadii iyo Asxaabtii ay ka tageena Samir iyo Iimaan ka siiyo...Aamiin...Aamin....

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Md.Faysal Cali Waraabe, isaga oo ku hadlaya Magaciisa, Magaca guud ahaan xisbiga UCID iyo Magaca Taageerayasha  xisbiga UCID ee ku kala filiqsan daafaha dunida

Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka (UCID)

Jamhuuriyadda Somaliland

www.ucidparty.com

Source -

UCIDMEDIA

UCIDPARTY.COM